|

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Oo Soo Xidhay Kulan Lagaga Hadlayay Qorshaha Caafimaadka Gobalka Awdal Ee Shanta Sano Ee Soo Socota(Cadceed Tv).

Jan 12, 2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal lagu soo gabagabeeyay Kulan balaadhan oo lagaga hadlaayay mudo sadex maalmooda qorshaha shanta sano ee soo socota ee G. Awdal, kulani oo uu soo xidhay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed (Xoog), halkan ka daawo.

Comments are closed