|

Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Ka Codsanaaya Walaalaha Muxsiniinta Ah Ee Khayrka Jecel Inay Soo Caawiyaan Aabe Jidh Dubku Ka Dhacaayo Oo Ku Dhibaataysan Borama Dana Hayso(Cadceed Tv).

Jan 23,2013 Borama(Cadceed) – Ururka Samafalka dadka danyarta ah ee Tawfiiq waxa ay maanta ka codsanayaan dhamaan walaalaha muxsiniinta ah ee ka shaqeeya khayraadka jecelna inay walaalahood caawiyaan, bukaan dubku ka dhacaayo jidhkiisa islamarkaana ahaa nin ku xoogsan jiray xoogiisa oo, jidhkiisii dubkiisare ka daadanaayo kuna sugan xaalad adag oo ah mida la iskgaga naxo, halkan ka daaawo.

Comments are closed