|

Ururka Dhalinyarada Ee Tawaasul Oo Bustayaasha Dhaxanta Gudoonsiiyay Cisbitaalka TB-da Borama (Cadceed Tv).

Jan 10,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta deeq Bustayaasha dhaxanta ah gudoonsiiyay maamulka isbitaalka Qaaxada ee magaalada Boorama ururka dhalinyarada ee magacoodu yahay Tawaasul islamarkaasina ah urur ay ku midoobeen dhalinyarada Somaliland ee degan dalalka Carabaha,xaruntooduna tahay magaalada Hargeysa halkan ka daawo arintani.

Comments are closed