|

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo U Riyaaqay Sariiro Casri Ah Oo Ay Sameeyeen Maxaabiista Jeelka Borama(Cadceed Tv)


Jan 26,2013 Borama(Cadceed) – Kadiba safar gaaban oo uu maanta ku soo gaadhay taliyaha ciidamada Asluubta Somaliland Ayaa waxaa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigaayay dadaal ay sameeyeen maamulka xabsiga dhexe ee Borama iyo Maxaabiista ku jirta oo soo bandhigay qalabka jiifka iyo kuwa xafiisyada oo ay iyagu sameeyeen, Halkan Ka Daawo.

Comments are closed