|

Tacsi: Dhamaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Tacsi U Dirayaan Geeridii Naxdinat Lahayd Ee Ku Timid Marxuumad faadumo Sheekh Xasan Taani Oo Ku Geriyootay Borama

Reer sh.xasan taani, reer cabdilahi xasan ibrahim , reer qaasim shekh yuusuf reer cali xasan reer cabdilaahi aadan omane ,reer cumar cabdilaahi xasan (cumar gurey) dhamaan dadkaas oo kala joga daafaha dunida waxay tacsi u dirayaan faadumo sheekh xasan taani oo ku geriyootay cusbitaalka wayn e borama 12.1.13 ,, isla maalintaasna lagu aasay magaalada borama,, anaguna waxaan leenahay ilahay ha u naxariisto janatul fardawsana haka waraabiyo ehelkii ay ka baxdayna samir iyo iimaan alle ha kasiiyo aamin aamin

mahamed abdullahi
veron151@hotmail.com

Comments are closed