|

Daawo: Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Reer Awdal Iyo Salal Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadaladii Deelqaafka Ahaa Ee Xil. Cali Aareeye(Cadceed Tv).


Jan 21, 2013 Borama(Cadceed) – Kadib shir-jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Boorama siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mida siyaasiyiinta gobalada Awdal iyo Salal ayaa ka hadlay arimobadan oo ku sahabsan degmada Saylac, sidoo kalena u jawaabay hadaladii deelqaafka ahaa ee Xildhibaan Cali Aareeye, halkan ka daawo.

Comments are closed