|

Sheeko Jacayl Ah Oo Macaan(Habeenkii xumaa). Qallinkii- Adikhadar Mohamed Cilmi

Saynab:- waa inant aaan ifku ugu jecelahay iyadoo kalen ma haleeyo maanta hadii aan hablaha soomaliyeed si kastab u dhex galo waa inan alle (s.w.t) uuu u dhameeyay xoshood.dulqaad.iyo qurux waa 20 jir joog iyo Jamaal leh dhabankeedu saafi yahay waligeedna aan marsan wax medicine ah ama daawo ah la isku qurxiyo midabkeeda waa inan yar oo curdina haysatan dhaqeen keeni suuban iyo diinteena kuna dhaqanta.

Intaa marka laga yimaado waa inan aan jecel aad u baxad wayn isku qaadnay jecelkaaygu wxuu gaadhay ilaa qoysaska aan ka soo jeedno in la isku kayo ogaado reerkuudo inaga uu ii ogalaa marka laga reerbo aabaheed oo aan ii ogolayn hase ahaatee hooyada iyada dhashay oo ahayd gabadh gaarinmo iyoxilka walidnimo si fican lagu og yahay hooyadeed ayaa I ogolayd…

habeen kii iigu xumayad ee I soo mara intii aan is jeclan gabadhan habeen arabca ah bishuna tahay 18.4.2006 sidii caadada noo ahayd ee ahayd in aan isla soo hadalno habeenimada ayaa waxaa dhacday in aan inantii waayo, marka aan damacsanahay in aan soo wada hadalno iyada ayaa I soo wici jirtay maxaa yeelay habeenkii waxaa guriga joogay aabeheed oo necbaa in tellka habluhu ku hadlaan telefonka ay sida to maaha mid si kalsooniya loogu iibiyay hooyadeed ayaa iyada jeclayd waayo waxay ahayd inanta reerka ugu yarayd 4 will iyo laba hablood aya ka waynaa ardayad ayay ahayd mana jeclayn aabaheed in ay tell ku hadasho wuxuu jeclaa habeen kii in ay casharadeeda akhrisato

Habeen kii markii aan waayay waxaan damcay in aan garaaco telefoon keedii waa uu xidhan yahay ba, run aahaan tii waan ka naxay telefonkeeda oo xidhan waligay waa habeen kii iigu horeysay ee aan arko telefon keeda oo xidhan . cabaar ayaan yara sugay waxaan is idhi betterygaayaa ka dhacayoo way ka badalaysa ama way charger garayne yara suga 10 daqiiqo ka bacdi ayaan ku celyay hadan waa sidii yaab iyo talo ayaa iskugu kay soo uruurtay waxan damcay in aan garaaco inanta iyada ka waynayd da’ ahaan sanad oo markaa aanu si fican isku naqaanay oo ahayd inan dabaceed iyo dad la dhaqan leh magaceeduna uu aha (SAMIIRA) ayaan garacay…

Aniga :- hallo asc wallo samiira ma wanaagsan tahay iyo xaaldada kawaran ayaan isku raaciyay inagoo doonay in si dhakhso ah laagu geeyo teleefonka

Samiira:- cws wallo ma fican tahay wallo waan ficanahay

Aniga :- wallo waan ficanahay aad walhi lkn waallo caaw (SAYNaB) Teleefoonkeedii ayaa xidhan ma aqaano wax ku dhacay wallo telefoonkaag iigu yaro gee
Waxaan ka helay jawaab aan meesha ka filaayay oo ahayd in ay inantu xanuun sanayo waayo waan ogaa inantu in xanuun la yidhaahdo (hepatitis) am xanuunka ku dhaca beerka dadka kaas uu hayn jiray marmar ku soo kici jira kii aya ku soo kacay ayaan maqalay (SAACAD KA DIB) waxaan maq lay in dhakhtarka loola cararay

abdikhaliq mohamed
abdikhaliqcmc@hotmail.com>

Comments are closed