|

Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Khudbadii Salaada Jimcaha kaga Hadlay Fadlliga Xuska Nabigeena Suuban(NNKH)(Cadceed Tv).

Jan 25,2013 Borama(Cadceed) – Khudbadii jimcaha ee maanta waxaa maanta kaga waramay Khadiibka Masaajidka Huda Sh. Maxamed Siciid Saaweer Xuska maalinta dhalashada Nabigeena Suuban iyo taariikhdiisii, waxaanu dadka ku adkeeyay in laga fogaado ismaandhaafka, hadaba halkan ka daawo.

Comments are closed