|

Saylac Ma Jabuuti Baa Maamusha ? By C/laahi Mahamed Said

WAXAA BARYAHAN HADAL HAYNTEETU BADANTAHAY ARINTA DOORASHATII KADHACDAY DEGMADA SAYLAC EE G.AWDAL IYADA OO LABUUBBUUNIYAY ARINTA SAYLAC SAYLAC WAA DEGMO KAMIDA DEGMOOYINKA S.LAND DOORASHA KADHACDAYNA WAXAY LAMITAHAY KUWAKADHACAY DEGMOOYINKA SOMALILAND HADABA WAXA ISWAYDIIN MUDAN WAXA NATIIJADII DORASHADA DEGMADA SAYLAC LOODHAQANGALIWAAYEY EE WALIBA ARINKEEDA KUXIDHAY JABUUTI IYO DIRIDHABA WAXAAN OGNAHAY IN ARINKEEDA XUKUMADU USOO XILSAARTAY W.ARIMAHA GUDAHA MARKUU ARITII OGAADAY CIDA QALADKA WADA EE UU GO AANSOOSAARAYNA WAXAA LAGA SOODABA DIRAY RAGKALE OO ISLA XUKUUDADA UUNI SOODIRTAY DEEDNA WAAKA LOOJIIDAY ARINKII ILAA JABUUTI WAXAAN KAYAABANAHAY GOORTA LAGUWAREEJAY SALAC MAAMULKEEDA JABUUTI! HADABA WAXAY ISWAYNIINTU TAHAY DADKA DEGA DEGMADA SAYLAC MA UHOGAANSAMIDOONAAN GOAAN LOOGAKEENO JABUUTI AMAA ARINLAGUSOOGOAAMIYAY JABUUTI MAKASHAQAYDOONTAA SAYLAC? HADABA WAXAAN TALO USOOJEEDINAYAA XILDHIBAANADA AQLABIYADA AH EE KASOOBAXAY SAYLAC TALADIINU HAMIDAYSNAATO FUDAYDKANA ISKADAAYA XAQA UUNBAA SHAQAYNAYA WAXKASTA OOLASOOMALEEGA SOCONMAAYO MUDAHRAADYO LAGASOO ABAABULO DIRIDHABA IYO JABUUTI SAYLAC KASHAQAYMAAYAAN DHULKANA NINKA DUULIMAADKUIHI WUUCADYHAY

BY C/LAAHI MAHAMED SAID

EMAIL CABDALE1219@HOTMAIL.COM

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey