|

Daawo: Qaar Ka Mida Dhalinyarada Sportiga Borama Oo Codsaday In La Tayeeyo Sportiga Gobolka, Wasaarada Ciyaarahana Ugu Baaqay Inay Wax Ka Qabato(Cadceed Tv).

Jan 26,2013 Borama(Cadceed) – Qaar ka mida dhalinyarada gobalka awdal oo maanta kulan la yeeshay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa ka codsaday xaalada xun ee laga dayrinaayo ee Sportiga gobalka Awdal iyo sidii xal loogu helilahaa islamarkaasina u bandhigay in lagu sameeyo isbadal degdega, halkan ka daawo.

Comments are closed