|

Ogeysiis:Dhamaan Jaliyada Reer Awdal, Gabiley Iyo Salal Ee Degan Netherland(Holland) Waxaa La Ogaysiinayaa In La Qaban Doono Shir Lagu Taageerayo

Dhamaan Jaliyada Reer Awdal, Gabiley Iyo Salal ee Degan Nederland(Holand ) waxaa la ogaysiinayaa in malinta Sabtida oo Ku beegan 5-Jan-2013 La qabnan Doono shirkii mihiima Oo lagu Tageerayo Qadiyada SAYLAC iyo Dadki Ku Nafwayay qadiyadaa .

Waxaa Uu Ka dhici doonaa Mgaalda Denhaag , Adersska FRUITWEG 24-34 P , 2525 KH DEN HAAG waktiga 14.00-…..20.00

Wixii faafaahin ah kala Xidhiidh Telephonadan, 0685239082 Ahmed Turjumaan .0614408126 iyo -0686274875,

Hadii aad ku timaado public Trans port marka aad timaadid Station Denhaag HS lka soo raac Tram 9 u Jeeda (Richting Vrederust) kagana Dag Haltada #3 Tram halte Dynamostraat kadib waad joogta Goobta .

Abdi Ofle Suge

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey