|

Daawo: Ururka Haweenka Ee Nagaad Network Oo Soo Gabagabeeyay Shir Maalmahan Uga Socday Magaalada Borama (Cadceed Tv).

Jan 12, 2013 Borama(Cadceed) – Shir lagaga hadlaayay sidii ay u midayn lahaayeen Haweenka heer gobal,degmo iyo tuulo oo ay soo agaasimeen Nagaad Nework oo maanta lagu soo gabagabeeyay Boorama, shirkani oo xidhitaankiisii uu ka hadlay Meeyarka Borama, halkan ka daawo shirkan iyo sidi uu u dhacay.

Comments are closed