|

Daawo: Masuuliyiinta Dowlada Hoose Borama Iyo Shacabka Xaafada Koonfur Bari Oo Wadajir U Fuliyey Olole Nadaafadeed(Cadceed Tv).

Jan 13,2013 Borama(Cadceed) – Masuuliyiinta dawlada hoose ee Boorama oo uu horkacaayo Maayar Saleebaan Xasan Xadi iyo Dadweynaha degan xaafada koonfurbari ee magaalada Boorama oo iskaashanaaya ayaa maanta ka sameeyay ololen nadaafadeed oo aad u balaandhan, hadaba halkan ka daawo ololahani.

Comments are closed