|

Daawo: Masuuliyiinta Hay’ada ASARDA Oo Ka Tacsiyeeyay Xukuumada Jabuuti Dhimashadii Gudomiyihii Baanka Dhexe Jaamac Xayd.


Jan 14,2013 Borama(Cadceed) – Kadib geeridii naxdinta lahayd ee ku timid gudoomiyihii Baanka dhexe ee Jabuuti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd oo lagu aasay maalintii shalay ahayd magaalada Jabuuti, hadaba waxa geeridaasi ka tacsiyaynaaya umada reer jabuuti masuuliyiinta Hay’ada ASARDA, halkan ka daawo.

Comments are closed