|

Wasaarada Caafimaadka G.Awdal Iyo Hay’adaha Ka Sheqeeya Caafimaadka Oo Kulan Ay Yeesheen ku Soo Bandhigay Qorshaha Caafimaadka Ee 5 Sano Ee Soo Socota(Cadceed Tv).

Jan 9,2012 Borama(Cadceed) – Kulan balaadhan oo ay masuuliyiinta caafimaadka gobalka Awdal iyo kuwan xarunta dhexe iyo wasaaradaha gacansaarka la leh ay kaga hadlaayeen qorshaha caafimaadka gobalka ee shanta sano ee soosocota ayaa lagu qabtay Hutelka Rays ee magaalada Boorama, Hlakan ka daawo sidii uu kulankanni u dhacay.

Comments are closed