Daawo:Maamulaha Kastamka Cashuuraha Borama Iyo Badhasaabka Oo Ka Warbixiyay Dakhliga Ka Soo Xerooda Iyo Kastamka Oo Loo Raray Xuduuda Itoobiya(Cadceed Tv).
Jan 6,2012 Borama(Cadceed) – Kastamka cashuuraha magaalada Boorama oo loo raray magaalada Goraya-cawl oo u dhaw xuduuda Itoobiya islamarkaasina ay soo marijireen alaaba badan oo lagu soo galinjiray Boorama tuugaysi, ayaa waxaa maanta ka warbixiyay Maamulaha Kastamka Iyo Badhasaabka Gobalka Awdal, Halkan ka daawo