|

Kulan Lagaga Hadlaayay Khaladaadkii Doorashooyinkii Golaha Deegaanka Oo Ay Soo Diyaariyeen Dalada Nagaad Oo Ka Dhacay Borama(Cadceed Tv).+Sawiro.

Jan 5,2012 Borama(Cadceed) – Magaalada Boorama waxaa maanta ka qabsoomay kulana lagaga hadlaayay sidii loo eegi lahaa khaladaadkii dhacay xiligii doorashooyinkii golaha deegaanka iyo waliba sidii looga taxadirilahaa in ay dhacaan khaladadkaasi doorashooyinka soo socda, halkan ka daawo sidii kulankani u dhacay.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey