|

Daawo: Tababar Qaatay Muddo Sadex Maalmooda Oo Usocday Gudida Horumarinta Awdal Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyay (Cadceed Tv).

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa ay maanta soo gabagabeeyeen Maamulka Jaamcada Eelo ee magaalada Boorama kulan lagu hormarinaayay qorshaha hawlaha gobalka Awdal, kulankani oo socday mudo sadex maalmooda oo ay maalgalinaysay Hay’ada IOM islamarkaasina fulinaysay Jaamacada Eelo Ee Boorama, halkan ka daawo kulankani.

Comments are closed