|

Jaaliyada Magaalada Riyaad Ee Dalka Sacuudiga Oo Deeq Lacaga Ku Soo Taageeray Dadkii Ku Shahiiday Kuna Dhaawacmay Qadiyada Zaylac Iyo Lughaya(Cadceed Tv).

Jan 23,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa ay maanta deeq lacaga oo ay u soo mariyeen Jaaliyada Sacuudigu Ururka amaba hay’ada samafalka ee Tawfiiq ay u qaybiyeen dadkii ku dhaawacmay kuna shihiiday mudaharaadkii iyo doorashooyinkii Lughaya iyo Zaylac, hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday deeqdan oo ay soo dhiibeen Jaaliyada Riyaad.

Comments are closed