|

Daawo: Jaaliyada Dalka KUWAIT Oo Deeq Lagaco Ah Soo Gaadhsiiyay Mujaahidiintii Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay Qadiyadii Lughaya Iyo Zaylac(Cadceed Tv).

Jan 4, 2013 Borama (Cadceed) – Waxaa markii ugu horaysay deeqo Lacaga soo gaadhsiiyay eheladii Marxuumadii u shihiiday iyo kuwii ku dhaawacmay qadiyada Saylac iyo Lughaya jaaliyada Kuwait ee ka soojeeda goblada Awdal,Salal iyo Gabilay, waxaana maanta loogu qaybiyay oo farta laga saaray dadkaasi eheladooda iyo kuwa dhaawaca ah ee ku sugan isbitaalada,halkan ka daawo.
>

Comments are closed