|

Daawo: Wasaarada Caafimaadka G. Awdal Oo Ugu Baaqday Hay’adaha La Shaqeeya Caafimaadka Inay Wanaajiyaan Wadashaqaynta (Cadceed Tv).


Jan 7, 2012 Borama(Cadceed) – Masuuliyiinta caafimaadka heer gobal iyo heer qaran oo maanta yeeshay kulan warbixineedkii sanadlaha ahaa ayaa kaga hadlay habka wada shaqaynta hay’adaha caalamiga ah ee la shaqeeya caafimaadka, sidoo kalena dhaliilo dusha uga tuuray masuuliyiinta ha’adahaasi, halkan ka daawo sida ay arintani u dhacday.

Comments are closed