|

Halkan Ka Dhageyso Radio Cadceed & Idaacada World FM Oo Wadajir Idiinku Soo Gudbinaya Wararkii Ugu Doorka Roonaa Uguna Xiisaha Badnaa Ee Naga Soo Gaadhay Somaliland Iyo Somaliya

Jan 13,  2013 (Cadceed) – Dhageystayaal waxaan idiin soo gudbin doonaa war wixii naga soo gaadhay Somaliland, Somaliya Iyo Waliba Dalka Djibouti.
Warka waxaa inoo soo diyaariyay oo inoo akhrinaya wariyaha ruug cadaaga ah ee Faysal Xasan, Dhinaca farsamada waxaa isku soo dubariday Cabdoo Bakal ee dhageysi wacan.

Waxaan Maalin Kasta Oo Axad Ah Idiin Soo Gudbin Doonaa Wararka Kuwa Ugu Doorka Roon Ee Todabaadkaas Ka Dhacay Somaliland, Somaliya Iyo Djibouti Iyo Waliba Hambalyada Salaamaha & Wixii Tacsi Ah Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceed Soo Gaaadha

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey