|

Daawo: “Xukuumada Siilaanyo Hadii Ay Joojin Weydo Faragalinta, Saylac Waxay Noqon Doontaa Xabaashii Somaliland” Gud. Xisbiga Kulmiye Ee Awdal(Cadceed Tv).

Jan 21,2013 Borama(Cadceed) – Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Mudane Muuse Carab Dugsiiye oo shir-jaraa’id ku qabtay Boorama ayaa uga digay xukuumada Somaliland faragalinta ay ku hayso xildhibaanada aqlabiyada ah ee degmada Saylac sidoo kalena ugu baaqay in aanay Saylac noqon goobtii lagu aasi lahaa Somaliland, halkan ka daawo.

Comments are closed