|

Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Lughaya Oo Soo Kormeeray Xaalada Ay Ku Sugantahay Xarunta Xanaanada Xoolaha Ee Degmadaasi(Cadceed Tv).

Jan 29,2013 Borama(Cadceed) – Golaha cusub ee degaanka degmada Lughaya ayaa maanta soo kormeeray dhismayaasaha dawladu ku leedahay deegaanka iyaga oo sheegay in xaalada wasaarada xanaanada xoolaha ay haatan tahay mid laga dayrinaayo, hadaba halkan ka daawo sida uu kormeerkani u dhacay.

Comments are closed