|

Golaha Deegaanka Cusub Ee Borama Oo Markii U Horaysay Sameeyay Wacyigalin Dhinaca Nadaafada Ah(Cadceed Tv).

Jan 8,2013 Borama(Cadceed) – Golaha deegaanka cusub ee dhawaan xilka la wareegay ayaa maanta markii u horaysay waxaa ay ka bilaabeen wacyigalin dhinaca nadaafada ah iyada oo uu hawshanina uu ku horkacaayay Meeyar Saleebaan Xasan Xadi, waxaana munaasibadaasi ka hadlay masuuliyiintani waxaana hadaladoodii ka mid ahaa.

Comments are closed