|

Dhageyso Radio Cadceed:Wareysi Qiima Badan Oo Aan la Yeelanay Md. Xasan Cabdi Adan(Dameer Joog) Oo Kamida Aqoonyahanka Reer Jabuuti Ee Isbedel Doonka Ah

Jan 13, 2013 (Cadceed) – Dhageyso Radio Cadceed:Wareysi Qiima Badan Oo Aan la Yeelanay Xasan Cabdi Adan Oo Loo Yaqaan “Xasan Dameer Joog” Kana Mid Ah Aqoonyahanka Reer Jabuuti Ee Qurbaha Ku Nool Ee Isbedel Doonka Ah. Xasan Waxaanu Ka Waraysanay Xaalada Guud Ee Dalka Jabuuti Iyo Duruufaha Adag Ee Horyaal.
Waraysiga Waxaa Inoo Soo Diyaarisay Oo Inoo Qaadaysa Rooda Raaxo, Dhinaca Farsamadana Waa Habayntii Cabdoo Bakaal Ee Dhageysi Haboon

Shabakada Cadceed Waxay Macaamiisheeda Ugu Bishaaraynaysaa Inay Si Joogto Ah Idiinku Soo Gudbin Doonto Codka Shacabka Jabuuti Ee Qarsoon

Kala Soco Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednews Warar Sugan Iyo Waraysiyo Xiiso Leh Oo Idin Raaligeliya

Comments are closed