|

Dhageyso Radio Cadceed:Wareysi Aan La Yeelanay Madaxweynaha Mustaqbalka Jabuuti Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ugu Weyn Jabuuti Ee “MRD” Mudane Daahir Axmed Farax (Daf)


Jan 7, 2013 (Cadceed) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Jabuuti Ee MRD Mudane Daahir Axmed Faarax Oo Aanu Khadka Telefoonka Kula Xidhiidhnay Isagoo Ku Sugan Wadanka Belgium Ayaanu Ka Waraysanay Xaaladaha Cakiran Ee Ka Taagan Dalka Jabuuti Iyo Faragelintii Geelaha Jabuuti Ku lahaa Degmada Saylac Iyo Arrimo Kale Oo Badan

Wareysiga Qaybta 1aad Halakan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga

Qaybta 1aad

Qaybta 2aad

Wareysiga Q2aad Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga
Barnaamikan Waxaa Inoo Soo Diyaariyay Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednews Iyo Wariye Faysal Xasan Iyo Cabdoo Bakal Oo Dhinaca Farsamada Ah.

Kala Soco Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceed Warar Sugan Oo Xaqiiq Ah Iyo Waraysiyo Xiisa Badan Oo Yoolka Saaraya Kolba Waayaha Taagan

Comments are closed