|

Dhageyso Radio Cadceed:Taliyihii Hore Ee Ciidanka Madaxtooyada Jabuuti Cali Cabdilahi Iftin Oo Si Kulul U Cambaareeyay Ficilada Geelaha Jabuuti, Dhacdooyin Badan Oo Qarsoona Dibeda U Soo Saaray

Jan 20, 2013 Jabuuti(Cadceed) – Taliyihii Hore Ee Ciidanka Madaxtooyada Jabuuti Cali Cabdilahi Iftin Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Xaaladaha Qalafsan Ee ka Taagan Jabuuti Iyo Dhacdooyin Xaqiiq Ah Oo Uu Usoo Taagnaa. Sidoo Kale Mudane Cali Cabdilahi Iftin Wuxuu Si Kulul U Cambaareeyay Maamulka Geelaha Jabuuti Kuna Eedeeyay Faragelinta Saylac Oo Uu Sheegay In Uu Isagu Ka Dambeeyo Oo Uu Dabka Shidayo Si Kursigiisu U Sii Raago



Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-ka Gacanta

Waraysigan Waxaa Inoo Diyaariyay Aniga Oo Ah Cabdi Xakiin Sh. Ibraahim, Waxaana Inoo Habeeyay Dhinaca Farsamada Cabdoo Bakal

Comments are closed