Dhageyso Radio Cadceed:”Shicibka Jabuuti Way Naceen Ismacil Cumar Geele, Hadii Tartan Xalaal Ahi Dhacana Anagaa Helayna 100%, laakiin Shaqadii Iyo Boobkii Ay Barteen Ma Joojinayaan” Ismaaciil Geedi Xareed
Jan 28, 2013 Djibouti(Cadceed)- Waxaa dalka Djibouti ka socda ololaha doorashada Baarlamaanka ee ku beegan 22 02 2013. Maalintii Shaley ee y taarikhdu ahayd 25 01 2013 mucaaradku waxay gudbiyeenmagacda xubnaha ku-matalidoona Baarlamaanka, waxaana horsocdey madaxa axsaabta mucaaradka Mudane Ismaaciil Geedi Xareed(USN) ahna madaxa Xisbiga UDJ.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Wararku waxay seegayaan in ay jiraan caqabado iyo suntaarooyin ay dhigeyso xukumada Cismaaciil Cumar Geelle. Hadaba arrimahaas oo dhan si aan wax uga ogaano waxaan khadka telefoonka kula xidhiidhnay Gudoomiyaha Ururka Mucaaridka Jabuuti Ee UDJ Mudane Ismaaciil Geedi Xareed oo Ku Sugan Caasimada Dalka Djibouti.
Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Telefoonkaaga Gacanta
Waraysigan Waxaa Inoo Soo Diyaariyay Aniga Oo Ah Faysal Maxamed, Dhinaca Farsamada Waxaa Inoo Hebeeyay Cabdoo Bakaal
Kala Soco Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceed Warar Sugan Oo Xaqiiq Ah , Waraysiyo Xiiso Badan & Baahinta Codka Shacabka Jabuuti Ee Qarsoon….