|

Dhageyso Radio Cadceed: Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Jabuuti Ee ARD Mahdi Ibrahim Good Oo Aanu Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelanay


Jan 6, 2012 (Cadceed) – Waxaanu Maanta khadka Telefoonka Ku Waraysanay Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Jabuuti Ee Marka La Soo Gaabiyo Loo Yaqaan ARD Mudane Mahdi Ibahim Axmed Good, Isaga Oo Ku Sugan Wadanka Ingiriiska.

Mr Mahdi, Waxaanu Wax Ka Weydiinay Guud Ahaan Xaalada Dalka Jabuuti, Dhibaatada Ismaaciil Cumar Geele Ku Hayo Shacabkiisa, Faragelinta Iyo Saamaynta Uu Ku Lahaa Siyaasada Iyo Doorashooyinkii Ka Dhacay Somaliland Iyo Waliba Cadaadis Badan Oo La Sheegay Inuu Ku Hayo Beesha Gadabuursi Ee Ku Dhaqan Dalka Jabuuti.

Waraysigan Waxaa Inoo Soo Diyaarisay Oo Qaadaa Dhigaysa Wariye Roda Mizan, Dhinaca Farsamada Iyo Habaynta Waxaa Isku Dubariday Farsamo Yaqaanka Weyn Ee Studiyaha Radio Cadceed Ee Edmonton Cabdoo Yusuf Bakal, Ee Dhageysi Haboon.



Halkan Guji Si Aad Ugu Dhageysato Mobile-kaaga

Kala Soco Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednews Warar Sugan Iyo Wareysiyo Xiisa Leh Oo Yoolka Saaraya Kolba Xaalada Taagan

Comments are closed