|

Deeq Bustayaala Oo Ururka Tawfiiq Gaadhsiiyay Bukaanada Ku Sugan Isbitaalka Dhimirka Borama Iyo Bukaano Ay Iyagu Gacanta Ku Hayaan(Cadceed Tv).

Jan 23,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa ay maanta u qaybiyeen masuuliyiinta ururka Samafalka Tawfiiq ee ka hawlgala magaalada gobalada Awdal,Salal Iyo Gabilay deeq Bustayaala oo ay ugu talagaleen dadka bukaanada ah ee ku sugan isbitaalka Dhimirka magaalada Boorama iyo waliba bukaano ay iyagu gacanta ku hayaan, Halkan ka daawo.

Comments are closed