|

Daawo: Dawlada Hoose Ee Borama Oo Maanta Si Rasmi Ah U Bilawday Hawl-galo Lagu Banaynayo Jidka Halbawlaha U Ah Borama Ee Eng. Gande Raod(Cadceed Tv).

Jan 20,2013 Borama(Cadceed) – Hawlgalo balbalaadhan oo ay ku banaynaayeen jidka isku xiridoona Jaamacada Camuud iyo Gegeda Diyaaradaha Borrama ayaa waxaa ka fulinaayay Meeyarka Boorama iyo Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay barbarsocdaan Hawlwadeenada Dawlada Hoose, hadaba halkan ka daawo hawshani iyo sidii looga warbixiyay.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey