|

Daawo: Ururka Samafalka Ee TOWFIIQ Oo Deeq Lacag Ah Oo Ka Timid Dalka Maraykanka Gaadhsiiyay Qoys Agoon Ah Oo Loogu Talagalay In Guri Loogu Dhiso(Cadceed Tv).

Jan 30, 2013 Borama(Cadceed) – Deeq lacaga oo ka timid hablo muxsiniina oo degana dalka maraykanka ayaa waxaa ay soo gaadhsiiyeen ururka samafalka tawfiiq oo gacanta ku yahay dhisme guri ay ugu talagaleen agoon kuwaasi oo wakhti xaadirkani degan gurigaasi oo qabyo ah, hadaba halkan ka daawo sida ay arintani u dhacday.

Comments are closed