|

Daawo: Waalidiin Ka Cabanaysa Cadaalad Daro Ay Sheegeen In Lagu Hayo Caruur Ay Dhaleen Oo Xabsiga Dhexe Ee Borama Muddo Ku Xidhan & Xeer Ilaaliyaha Gobalka Oo Arintaasi Ganafka Ku Dhuftay(Cadceed Tv).

Jan 30,2013 Borama(Cadceed) – Waalidiin aad u tirabadan ayaa maanta isasoo tugay agagaarka maxkamada gobalka Awdal kuwaasi oo sheegay in ay ka cabanayaan cadaalad daro lagu xidhay caruurtooda, sidoo kale waxaa arintaasi isaguna mar aanu wax ka waydiinay ganafka ku dhuftay xeer ilaaliyaha gobalka awdal, halka kadaawo.

Comments are closed