|

Daawo Video: Aragtida Boobe Yuusuf Ducaale Ee Xanaftii Doorashadii Ka Dhacday Somaliland Iyo Aqoonsiga Mareykanku U Fidiyey Somaliya

Jan 26, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Wasiirkii hore Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe”, ayaa xog-waran uu siiyey Telefishanka HCTV kaga waramay aragtidiisa ku aadan xanaftii ay reebtay doorashadii goleyaasha degaanka iyo Xulida Saddexda Xisbi Qaran ee dhawaan ka dhacday dalka Somaliland iyo Aqoonsiga dawladda Mareyskanku u fidisay dawladda federaalka ah ee Somaliya.

Comments are closed