|

Daawo: Ururka Samafalka Mays Charity Organization Oo Maanta Deeqdii Labaad Gaadhsiiyey Magaalada Dharwanaaje Ee Gobolka Harowo

Jan 25, 2013 Dharwanaaje – Ururka Samafalka Mays Charity Organization Oo Maanta Deeqdii labaad ahna tii Abid ugu badnayd ee nooceeda ah gaadhsiiyey Magaalada Dharwanaaje ee Gobolka Harowo si loogu dhiso Masjid Jaamaca Wayn & Isbitaalka magaaladaasi.(

Comments are closed