|

Daawo: Taliye Xigeenka Qaybta Bilayska Cismaan Haari Oo Ku Eedeeyay Xukuumada Inaanay Cadaalada Sideeda U Fulin(Cadceed Tv).

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Kadib kulan maanta ay ka soo qaybgaleen bulshada noocyadeeda kaladuwan oo lagaga hadlaayay cadaalada iyo sidii loo hormarinlahaa ayaa waxaa ka hadlay heerka cadaalada Somaliland ay taagantahay Taliye ku xigeenka Qaybta Bilayska Gobalka Awdal Cismaan Haari naanay cadaaladu sideeda u shaqayn isaga oo arintaasi sobabaynaayana, daawo.

Comments are closed