|

Daawo: Sidii Borama Looga Xusay Mawliidka Nabigeenii Suubaanaa Ee Muxamed (NNKH) Iyo Sh. Abuubakar Oo Ka Waramay Taariikhda Iyo Maanta Oo Kale Sida Loo Xuso(Cadceed Tv).

Jan 24,2013 Borama(Cadceed) – Culima Awdiinka Magaalada Boorama oo maanta si diiran ugu xusay xuska dhalashada Nabigeenii Suubanaa ee Muxamed (SCW) iyaga oo ka hadlay khayriyada Magaalada Boorama oo ay isasoo tugeen dadweyne ka qaybqaadanaayay xuska Dhalashada Nabigeena Suuban, Iyada oo sh. Abuubakar uu ka waramay maalinta dhalashada Nabigeena iyo sida ay u wanaagsantahay in la nuuriyo, hadaba halkan ka daawo sidii ay u dhacday xuskani.

Comments are closed