|

Daawo: Qaabkii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Saylac(Cadceed Tv).

Jan 1,2012 Borama(Cadceed) – Sida ay ogsoonahay waxaa xukuumada Somaliland ku noqotay aqlabiyada tobanka xildhibaan ee ka soo babxay golaha deegaanka degmada Saylac iyada oo ay fadhiisintooda iyo dhaarintooduna dhibaato ku noqotay Badhasaab isku Sheega Salal, hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday arintani.

Comments are closed