|

Daawo: Nuxurka Khudbadihii Ay Ka Jeediyeen Masuuliyiinta, Salaadiinta Iyo Waxgaradkii Ka Soo Qaybgalay Xafladii Wanqalka Xisbiga Wadani Ee Lagu Qabtay Borama(Cadceed Tv).

Jan 3,2012 Borama (Cadceed) – Waxaanu halkan kuugu soodiyaarinay nuxurka hadaladii, masuuliyiintii kaladuwanaa ee ka soo qaybgalay xafladii loogu wanqalaayay xisbinimadii xisbiga Wadani ee uu kaga sooguuray ururnimadii kuna noqday mid kamida sadexda xisbi qaran ee dalka, halkan ka daawo.

Comments are closed