|

Daawo; Degmooyinka Boorame Iyo Gabiley Oo Wada Gaadhay Heshiis Iskaashi Oo La Xidhiidha Dhinaca Horumarka Iyo Amaanka.(Cadceed T.v.)

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Kulan balaadhan oo ay maanta ku yeesheen Hutel Rays ee magaalada Boorama masuuliyiinta Borama iyo Gabiley ayaa maanta waxaa ay kaga hadlaayeen sidii loo xoojin lahaa amaanka iyo horumarka, kulankani oo ahaa mid ay labada masuul soo dhaweeyeen halkan ka daawo sidii uu u qabsoomay.

Comments are closed