|

Daawo: Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Nool Magaalada Riyad Ee Dalka Sacudi Arabiya Oo Tacsi Iyo Baroordiiq U Sameeyay Dhallinyartii U Shahiiday Qadiyadda Saylac,

Jan 3, 2013 Riyad(Cadceed) – Jaaliyada reer Awdal ee ku dhaqan Dalka Sucuudi Arabia gaar ahaan magaalada Riyaad ayaa xalay munaasbad baroordiiq ah oo ay isugu yimaaddeen ku tukaday salaatal qaai’b ay ugu talagaleen dhallinyartii u shahiiday qadiyadda Saylac, waxaanay tacsi u direen ehelladii ay carruurtaasi ka baxday iyo gebi ahaanba ummadda reer Adal.Waxaa salaada tujiyey Maxamed Siciid Guuleed( Dheeldheel)

Comments are closed