|

Daawo: Weftigii Madaxweyne Xigeenka Oo Si Weyn Loo Sagootiyay Iyo Farxad Wejigooda Ka Muuqatay Salaadiinta (Cadceed Tv).

Jan 1, 2012 Borama(Cadceed) – Weftigii madaxweyne ku xigeenka Somaliland Eng. C/raxmaan C/laahi Saylici uu hogaaminaayay oo markii arimihii dhamaadeen soo maray xaalka dadkii rabshadihii ku dhaawacmay ayaa ambabaxoodii ay la hadleen saxaafada waxaanay ka warameen arimobadan oo taagan iyo kuwa ay isku mariwaayeen, halkan ka daawo.

Comments are closed