|

Daawo: Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Tababar Dhinaca Horumarka Ah U Furtay Gudida Horumarinta Gobolka Awdal (Cadceed Tv).

Jan 29,2012 Borama(Cadceed) – Xarunta wasaarada Qorshaynta ee gobalka Awdal waxaa maanta ka furmay tababar balaadhan oo ay wasaarada qorshaynta qaranku ugu talagashay isuduwayaasha ka hawlgala gobalka Awdal, Tababarkani oo ay fulinaayeen masuuliyiinta Jaamacada Eelo ee gobalka Awdal, hadaba tababarkani iyo sidii uu u dhacay halkan ka daawo.

Comments are closed