Home » January 31st, 2013
Entries posted on “January, 2013”

Jan 31,2013 Hargeysa(Cadceed)- Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubno ka socday ururada Haweenka iyo Beelaha la hayb sooco, kana qabsoomay Xarunta Ururka Haweenka ee Nagaad ee magaaladda Hargeysa ayaa waxa ay ku taageereen Baaqii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo mar labaad kaga dalbaday Golayaasha sharci dejinta inay ansixiyaan Kootadii loo qoondeeyey Haweenka iyo […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Kadib kulan maanta ay ka soo qaybgaleen bulshada noocyadeeda kaladuwan oo lagaga hadlaayay cadaalada iyo sidii loo hormarinlahaa ayaa waxaa ka hadlay heerka cadaalada Somaliland ay taagantahay Taliye ku xigeenka Qaybta Bilayska Gobalka Awdal Cismaan Haari naanay cadaaladu sideeda u shaqayn isaga oo arintaasi sobabaynaayana, daawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31,2013.Hargeysa(Cadceed)-Xukuumada Somaliland ayaa ugu baaqday maamulka Puntand inay faraha kala baxdo deegaanada Sanaag Barri ee Somaliland isla markaana ay joojiso sheegashada aanay waxba ka jirin ee deegaankaasi. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali (Caddami) oo xalay khadka telefoonka ugu waramay wargeyska Dawan, ayaa sheegay in dadka shacabka ah ee deegaanada Sanaag Barri ay […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa ay maanta soo gabagabeeyeen Maamulka Jaamcada Eelo ee magaalada Boorama kulan lagu hormarinaayay qorshaha hawlaha gobalka Awdal, kulankani oo socday mudo sadex maalmooda oo ay maalgalinaysay Hay’ada IOM islamarkaasina fulinaysay Jaamacada Eelo Ee Boorama, halkan ka daawo kulankani.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31,2013 Borama(Cadceed) – Kulan balaadhan oo ay maanta ku yeesheen Hutel Rays ee magaalada Boorama masuuliyiinta Borama iyo Gabiley ayaa maanta waxaa ay kaga hadlaayeen sidii loo xoojin lahaa amaanka iyo horumarka, kulankani oo ahaa mid ay labada masuul soo dhaweeyeen halkan ka daawo sidii uu u qabsoomay.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31,2013.Hargeysa(Cadceed)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay in aan si fudud loo ilaabi karin gabood faladii ay gaysatay dawladii Milatariga ahayd ee Maxamed Siyaad Barre Madaxweyne Faroole oo saaxafadda la hadlaayay, waxa uu sheegay in dadka Soomaalidu aanay marnaba ilaabi doonin dhibaatooyinkii dhacay sannadihii 1980-yadii. Waxa uu ku eedeeyay Madaxda dawladda Soomaaliya […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jan 31, 2013 Brussels(Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Brusseles ee dalka Biljimka ayaa la kulmay madaxweynaha Midowga Yurub, iyadoo Midowga Yurub uu balanqaaday in dowlada Soomaaliya uu ka taageeridoono dhinacyada siyaasada Ammaanka iyo horumarinta adeegyada guud ee bulshada. Qoraal uu soo saaray madaxweynaha Midowga […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Waxan ku soo qadanay qormadii koowaad in waxyabaha lumiya kalsonida shacabku ku qabo xukuumad sababtuna tahay maamul xumo iyo qorshe la aan ka timaad mamulka sida darteed iyada oo aansii aan ba qaadi dono qorma ada ah muxuu noqondonaa mustaqbalka somaliland kuna cabirayna siyasada arrimaha gudaha iyo siyasada arimaha dibeda waxan ku guda jirnay siyasada […]
Posted in Articles | Read More »

Jan 31, 2013 Hargeya (Cadceed) – Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Musharaxnimadiisa Madaxwaynenimo, waxaanu sheegay in cid kasta oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbigu xaq u leedahay inay isa soo sharaxdo. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, oo la waydiiyay, sida uu arko hadal dhawaan ka ka […]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Aqoon yahan riij ayaa shaaca ka qaaday in masiirkii siyaasadeed ee beeshiisa ay ku rideen ceel guntii Gudoomiyaha (guurtida) iyo maxaweyne (siilaanyo) Dhanka kale beesheydu waxay dibada ka tahay mansabyadii gobolka saraar iyadoo madaxweynayashii ka horeeyey (siilaanyo) ay ka soo qabatay mansabyo wasiiro ah Tana hawadaa laga saaray Waxaana u heshiiyey beesha maxamed abokor iyo […]
Posted in Articles | Read More »