|

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Xuquuqal Insaanka Haweenka Iyo Tacadiga Caruurta Oo Lagu Qabtay Borama Iyo Wasarada Qoyska Oo Qayblibaaxle Ka Qaadatay(Cadceed Tv).

Dec 10,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta si heer qarana looga xusay magaalada Borama maalinta xuquuqda Haweenka iyo caruurta ee ilaalinta tacadiga, xuska maalintani waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladuwan oo uu horkacaayay meeyarka Borama iyo Wasaarada Qoyska hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday.

Comments are closed