|

Xuska Maalinta HIV/AIDSka Oo Si Balaadhan Looga Xusay Magaalada Borama, Wasiiro, Maamulka Bishacas Iyo Arday Badan Oo Ka Qayb-gashay(Cadceed Tv).

Dec 1,2012 Borama(Cadceed) – Maanta oo ahayd maalinta loo asteeyay xuska HIV/AIDSka ayaa siweyn looga xusay magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal, Xuska maalintani oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin kaladuwan oo ka xukuumada, Ardayda dugsiyada iyo bishacas, sidoo kalena waxaa hawshani soo agaasimay hay’ada SOLNAC oo mida u xilsaaran xakamaynta iyo joojinta xanuunkan Dalkanai Somaliland, hadaba halkan ka dawo arintan oo faahfaahsan.

Comments are closed

Akhriso Wararkii U Danbeeyey