|

Xisbi Guul Ku Socon Doona By Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaa imika gaadhay marxalad oo ururadii ku guulaystay doorashada deegaanka inay gudben oo ay noqden xisbiyo qaran dhan matalaya , aayehii umaddo dhan hagi laaha, ruunti waa marxalad u baahan ragii wadi laaha oo maamuli laaha sidii loogu tala galay, shakhsiyado anfac leh oo yaqaan siyaasad waxay tahay.

Looma baahna xisbi ku socda shakhsi gaara ah , diktatoornimo xisbi meel kuma gaadhyo, hawlo fara badan buu leeyahay xisbiguu, guddiyo ayaa ka mid ah, oo ay shaqadii xisbiga ku kala baxi lahayed, loo doortana kuwii ku haboona hawlaha xisbiga, side uu xisbigu hadhow ku socon laaha wado toosan iyo guulo fara badan u soo hoydan.

Xisbiga ku guulaysan doona doorashooyiinka soo socda sida taa barlaamaanka ( sida la filayo 2013 ) iyo taa madaxnimada (2015) xisbiga nidaam firfircooni leh , iyo barnaamiijku u soo wado shacabweynah inuu gaadhsiyo fakir ahaan, talo wadaag naa leh waana ta ugu muhiimsan marxaladan, kaas ayaa ku guulaysanaya tartamahaas soo socda inshaalaahu tacaala.

By Mukhtar Cilmi

Khadar2244@hotmail.com

Comments are closed