|

Xildhibaan Cabdi Jaamac Oo Ka Mid Ahaa Murashixiinta Golaha Deegaanka Borama Oo Sheegay In Aanu Ku Qanacsanayn Natiijada, Komishankana Ka Codsaday In Dib Loogu Noqdo Tirada(Cadceed Tv).


Dec 4,2012 Borama(Cadceed) – Kadib doorashadii golaha deegaanka ee ka dhacday dalka ayaa waxaa maanta markii ugu horaysay cabasho ka muujiyay xildhibaan murashax Cabdi Jaamac oo ka mid ahaa murashixiintii ay sheegeen komishanku in aanu ku guulaysan in uu noqdo xildhibaan golaha deegaanka degmada Boorama, hadaba murasha iyo taageerayaashiisa oo arintan ka hadlaaya halkan ka daawo.

Comments are closed