|

Xaqa Afka Ka Dabool Feedhahuu Ka Dilaacaa By Kiin Badeed

Asc wr. dhamaan waxaan salaamayaa bahda Cadceed meelkasta oo ay joogaan marlabaad waxan rabaa in aan waxa yar ka qoro calaacalka ciise iyo sirta rasmiga ah ee ka soo fakatay iyo sida tolkay u yahay lax dhukani abaar moog waxaan leehay ninka ciise ee siyaasiga sheegtay ee sidaa u hadlaya illaahay baa horta kaa hadliyay labo xaqa daro ku heshiisaana xaqa ayay ku colowdaa waxaanse ku leehay hadana hal xaaraan ah niriga xalaala ma dhasho waxan uga dan leeyahay horta waxa isaaq hayaaba su.aal baa ka tagan ? hase yeeshee ciise caqligaagu ma waxa uu soo xaadiraa marka ay gaadho 12 habeenimo sidani ma kaa daacad baa mise waa doqoniimo? taariikhda islaamka laguma arag ruux wayn oo la barayo abtiriskiisa oo waligii ku soo noolaa hadaba ciise ma garac baad ahayd mise waa kaa garasho? waxaad u baahan tahiin baan u malaynayaa in cid uu dusha la idiinka saaro oo waxaad la colowdeen odaygii ciise .ma ilowday wiil ciise ragaagii inta xabad la isaga hor mariyo magacaaguna uu ahaa cowshii badhyaha cadayd hadii aad ku guulaysan wayday tii hore ad ogayd iyo binu haashimkii hore kan dambe ee aad iibsanaysaa maa maxay? mase ogtahay raga aad dhulkooda ku gorgortamaysaa in wali naftu ku jirto ma taqaanaa raga xeebaha kula daga ee samaroon?intaa hadaan kaga baxo yaayaqsiga ciisaha oo ah wax laga xishoodo aan eego dhinaca kale ee iidoor .iidoor waxaan aad ula yaabaa wax yaalaha aad wali is dhex wadaan oo ah caal aan dawo lahayn iyo calool xanuun aad qabriga uun uu kaga bogsanayo kiini dhintaa hase yeeshee diin waxuu yidhi halkii la iigu tashaday sow illaahay ma joogin samaroon waa dad dhib yar waana dad dab kulul hadii dhiida la gaadho hana filanin ciise iyo isaaq toona in ay inta gabadhi nooshahay dhul samaroon aayar lagu muquunsan

intaa hadaan ku dhaafo qolada xaaladoodu tahay isna ima daryeelo ana kama danbeeyo waxaan u soo noqonayaa reer tolkay waxaanan leehaya {ANAA BADAN ANAA BOQOR AHAA HADAL RAG BEENOWYE } congratulations xaalna waxuu marayaa in la inagu dul gorgortamo hadaba maxaa talo ah tolkayoow ma is kaashanaa ma isku calool fayoobaanaa dhulkeena ma aaminaa ma adkaynaa midnim adeena ma iska daynaa kala gurka dhexdeena xataa nacstu inagu dili karto

{ciisena waxaan leehay im sorry { Foodlaydii samaroon hadii ay far kugu fiiqday fiiriyaay hadii ay ku tidhi adiga oo foolxun

Kiin badeed

Comments are closed